Xilkas

0 Comments

“Xilkas” waa buug cid kasta oo mawduuca hoggaaminta danaysa ka caawinaya sidii ay nafteeda, shirkaddeeda ama wixii la mid ah u hoggaamin lahayd. Hoggaamin qudha oo qallalan ma aha, ee hoggaaminta uu buuggani kala dhigdhigayaa

Fanka Maamulka

0 Comments

Buuggan -Fanka Maamulka- waxa uu fikrad guud kaa siinayaa, mabaadi’ida asaasiga ah ee maamulku ku salaysan yahay iyo shuruudaha maamulaha fuliyaha ah ee doonaya in uu ku guuleysto wax ka hoggaaminta bulshada. sidoo kale mabaadi’da

Cad Quudheed

0 Comments

Dambisa Moyo waxay ku dhalatay kuna barbaartay Lusaka, Saanbiya.Tacliinteeda hoose waxay ku soo qaadatay dalkeeda Saanbiya, Balse waayo’aragnimada ay ka heshay Goldman Sachs, Bangiga Adduunka, Harvard iyo Oxford oo ah hormuudka gargaarka adduunka ayaa cariyey

@ifiyeonline2022

Recent Comments

No comments to show.