Cad Quudheed
0 Comments

Dambisa Moyo waxay ku dhalatay kuna barbaartay Lusaka, Saanbiya.Tacliinteeda hoose waxay ku soo qaadatay dalkeeda Saanbiya, Balse waayo’aragnimada ay ka heshay Goldman Sachs, Bangiga Adduunka, Harvard iyo Oxford oo ah hormuudka gargaarka adduunka ayaa cariyey fikradda buuggan ee ah; [ Gargaarku maaha hiil ee waa halaag ], in uu dhantaalo koboca dhaqaale mooyee, ma dhaqaajiyo mana dhiirrigeliyo ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo waxsoosaarka dalka gargaarqaataha ah. Waa uu dhabarjebiyaa.
Buuggan waxa uu diyaar kuugu yahay Ifiye Online Bookshop
Fadlan Wixii faahfaahin ah la xidhidh;
Call: + 252 63 4977942
WhatsApp: +252 634807930