Category: Buug

Fanka Maamulka
0 Comments
Buuggan -Fanka Maamulka- waxa uu fikrad guud kaa siinayaa, mabaadi’ida asaasiga ah ee maamulku ku salaysan yahay iyo shuruudaha maamulaha fuliyaha ah ee doonaya in uu ku guuleysto wax ka hoggaaminta bulshada. sidoo kale mabaadi’da

Cad Quudheed
0 Comments
Dambisa Moyo waxay ku dhalatay kuna barbaartay Lusaka, Saanbiya.Tacliinteeda hoose waxay ku soo qaadatay dalkeeda Saanbiya, Balse waayo’aragnimada ay ka heshay Goldman Sachs, Bangiga Adduunka, Harvard iyo Oxford oo ah hormuudka gargaarka adduunka ayaa cariyey