Fanka Maamulka
0 Comments

Buuggan -Fanka Maamulka- waxa uu fikrad guud kaa siinayaa, mabaadi’ida asaasiga ah ee maamulku ku salaysan yahay iyo shuruudaha maamulaha fuliyaha ah ee doonaya in uu ku guuleysto wax ka hoggaaminta bulshada. sidoo kale mabaadi’da guud ee maamulku ku dhisan yahay, oo kala ah: xidhiidhka aadamiga, go’aan qaadashada iyo gudbinta go’aannada.
Buuggan waxa uu diyaar kuugu yahay Ifiye Online Bookshop
Fadlan Wixii faahfaahin ah la xidhidh;
Call: + 252 63 4977942
WhatsApp: +252 634807930