Xilkas
0 Comments

“Xilkas” waa buug cid kasta oo mawduuca hoggaaminta danaysa ka caawinaya sidii ay nafteeda, shirkaddeeda ama wixii la mid ah u hoggaamin lahayd. Hoggaamin qudha oo qallalan ma aha, ee hoggaaminta uu buuggani kala dhigdhigayaa waa mid ay sees u yihiin aqoon, xikmad iyo waayo’aragnimo.
Buuggani waxa uu diyaar kuugu yahay Ifiye Online Bookshop
Nagu xidhnoow oo markasta naga hel buugta aad u baahan tahay. Nagu xidhnoow oo naga iibso buug tayo sare leh, oo qiime jaban.
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh;
Call +252634977942
Email: ifiye22@gmail.com
WhatsApp: +252 634807930